Ishacyaah 41:18 KQA

18 Meelaha sarsare ayaan webiyo ka furi doonaa, ilona dhooxooyinka dhexdood ayaan ka soo dayn doonaa. Oo cidladana waxaan ka dhigi doonaa balli biya ah, dhulka engeganna durdurro biya ah.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 41

arki Ishacyaah 41:18 macnaha guud