Ishacyaah 41:7 KQA

7 Markaasuu nijaarkii dahabtumihii dhiirrigeliyey, oo kii dubbaha wax ku simi jirayna birtumihii buu dhiirrigeliyey, isagoo leh, Laxaamaddu way wanaagsan tahay. Markaasuu masaamiir ku sii adkeeyey si ayan u dhaqdhaqaaqin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 41

arki Ishacyaah 41:7 macnaha guud