Ishacyaah 42:10 KQA

10 Kuwiinna badda ku sii dhaadhacayow, iyo waxa dhexdeeda ku jira oo dhammow, gasiiradaha iyo kuwa degganow, Rabbiga hees cusub ugu heesa, oo ammaantiisana dhulka darafkiisa ka qaada.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 42

arki Ishacyaah 42:10 macnaha guud