Ishacyaah 44:24 KQA

24 Rabbiga ah Samatabbixiyihiinna iyo kii tan iyo markaad uurka ku jirteen idin samaynayay wuxuu leeyahay, Waxaan ahay Rabbiga wax kasta sameeya, oo keligiis samooyinka kala bixiya, oo keligiisna dhulka kala fidiya.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 44

arki Ishacyaah 44:24 macnaha guud