Ishacyaah 45:18 KQA

18 Waayo, Rabbiga samooyinka uumay oo ah Ilaaha dhulka uumay, oo sameeyey, oo dhisay, oo aan si aan waxba tarayn u uumin, laakiinse u uumay in la degganaado wuxuu leeyahay, Anigaa Rabbiga ah mid kalena ma jiro.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 45

arki Ishacyaah 45:18 macnaha guud