Ishacyaah 45:20 KQA

20 Kuwiinna quruumaha ka baxsadayow, soo shira, oo dhammaantiin kaalaya, kulligiin soo wada dhowaada. Kuwa sanamyadooda qoriga ah sita oo ilaah aan waxba badbaadin karin barya aqoon ma leh.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 45

arki Ishacyaah 45:20 macnaha guud