Ishacyaah 45:24 KQA

24 Waxaa laygu odhan doonaa, Rabbiga uun ayaa xaqnimo iyo xoogba leh. Isagaa loo iman doonaa, oo kuwii isaga u cadhaysnaa oo dhammuna way wada ceeboobi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 45

arki Ishacyaah 45:24 macnaha guud