Ishacyaah 46:7 KQA

7 Garbahooday ku qaadaan, oo way xambaaraan, oo meeshiisay qotomiyaan. Isna wuu iska taagnaadaa, oo meeshiisana innaba kama dhaqaaqo. Oo dadku way u qayshan doonaa, laakiinse isagu uma uu jawaabi karo, oo dhibkoodana kama uu badbaadin karo.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 46

arki Ishacyaah 46:7 macnaha guud