Ishacyaah 47:10 KQA

10 Waayo, waxaad isku hallaysay sharnimadaada, oo waxaad istidhi, Ninna ima arko. Waxaa ku qalday xigmaddaada iyo aqoontaada, oo waxaad qalbiga iska tidhi, Anigaa ah, oo aniga mooyaane cid kale ma jirto.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 47

arki Ishacyaah 47:10 macnaha guud