Ishacyaah 47:13 KQA

13 Waxaad ku daashay talooyinkaagii tirada badnaa, haddaba xiddigayaqaannada, iyo xiddigasheegyada, iyo xilliyasheegyaduba ha sara joogsadeen, oo ha kaa badbaadiyeen waxyaalaha kugu soo degi doona.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 47

arki Ishacyaah 47:13 macnaha guud