Ishacyaah 48:8 KQA

8 Idinku ma aydaan maqlin, oo ma aydaan aqoon, oo dhegtiinnana waa hore ma furmin, waayo, waan ogaa inaad si khiyaano badan u macaamilooteen, iyo in laydiin bixiyey Xadgudbayaal tan iyo intaad uurka hooyadiin kasoo baxdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 48

arki Ishacyaah 48:8 macnaha guud