Ishacyaah 5:5 KQA

5 Haddaba waxaan idiin sheegayaa waxaan beertayda canabka ah ku samayn doono: heeraarkeeda waan ka qaadi doonaa, oo dhammaanteed way baabbi'i doontaa, oo deyrkeedana waan dumin doonaa, oo waa lagu joogjoogsan doonaa,

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 5

arki Ishacyaah 5:5 macnaha guud