Ishacyaah 50:6 KQA

6 Kuwii i karbaashay ayaan dhabarkaygii u duway, oo kuwii timaha iga rifayna dhabannadaydaan u duway. Wejigaygiina ceeb iyo candhuuf toona kama aan qarin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 50

arki Ishacyaah 50:6 macnaha guud