Ishacyaah 51:11 KQA

11 Oo kuwa Rabbigu soo furtay way soo noqon doonaan, iyagoo gabyaya ayay Siyoon iman doonaan, oo madaxoodana farxad weligood ah ayaa saarnaan doonta, oo waxay heli doonaan farxad iyo rayrayn, oo tiiraanyo iyo taahna way carari doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 51

arki Ishacyaah 51:11 macnaha guud