Ishacyaah 53:4 KQA

4 Sida runta ah wuxuu xambaartay xanuunyadeennii, wuxuuna qaatay murugadeennii, laakiinse waxaynu ku tirinnay mid belaayo ku dhacday, oo Ilaah dilay, oo dhibaataysan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 53

arki Ishacyaah 53:4 macnaha guud