Ishacyaah 57:6 KQA

6 Qaybtaadu waxay dhex taallaa dhagaxyada siman oo dooxada dhex yaal, oo iyaga qudhoodu waa qaybtaada, waayo, iyagaad qurbaan cabniin ah u daadisay, oo iyagaad qurbaan u bixisay. Haddaba bal miyaan waxyaalahaas raalli ka noqon doonaa?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 57

arki Ishacyaah 57:6 macnaha guud