Ishacyaah 58:1 KQA

1 Aad u qayli, oo waxba ha iskula hadhin, codkaagana sida buun oo kale kor u qaad, oo dadkayga xadgudubkooda u sheeg, oo reer Yacquubna dembiyadooda u sheeg.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 58

arki Ishacyaah 58:1 macnaha guud