Ishacyaah 58:7 KQA

7 Sow ma aha inaad kibistaada ka gaajaysan u gooysid, oo aad masaakiinta aan hoy lahayn gurigaaga soo gelisid, oo markaad aragtid mid qaawan aad wax huwisid, oo aadan xigtadaada aad isku jiidhka tihiin ka dhuuman?

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 58

arki Ishacyaah 58:7 macnaha guud