Ishacyaah 59:12 KQA

12 Waayo, Rabbiyow, xadgudubyadayadii hortaaday ku bateen, oo waxaa nagu marag fura dembiyadayada, waayo, xadgudubyadayadu way nala jiraan, oo xumaatooyinkayagana waannu og nahay.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 59

arki Ishacyaah 59:12 macnaha guud