Ishacyaah 59:19 KQA

19 Markaasaa magaca Rabbiga xagga galbeed lagaga cabsan doonaa, oo ammaantiisana xagga qorrax-ka-soobaxaa lagaga cabsan doonaa. Marka cadowgu sida daad oo kale u yimaado ayaa Ruuxa Rabbigu eryi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 59

arki Ishacyaah 59:19 macnaha guud