Ishacyaah 6:11 KQA

11 Markaasaan idhi, Sayidow, waa ilaa goorma? Oo isna wuxuu iigu jawaabay, Waa ilaa magaalooyinku baabba'aan oo wax deggan laga waayo, oo guryuhuna ay noqdaan cidla, oo dalkuna uu dhammaantiis wada baabba'o,

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 6

arki Ishacyaah 6:11 macnaha guud