Ishacyaah 63:5 KQA

5 Waan doondoonay, laakiinse mid i caawiya lama arag, oo inaan la arag mid i tiiriya waan ka yaabay, sidaas daraaddeed gacantayda qudheeda ayaa badbaado ii keentay, waxaana i tiirisay cadhadaydii.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 63

arki Ishacyaah 63:5 macnaha guud