Ishacyaah 64:8 KQA

8 Laakiinse haatan, Rabbiyow, waxaad tahay Aabbahayaga. Annagu waxaannu nahay dhoobadii, oo adiguna dheryasameeyahayaga baad tahay, oo annana kulligayo shuqulkii gacantaada baannu nahay.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 64

arki Ishacyaah 64:8 macnaha guud