Ishacyaah 65:4 KQA

4 Waxay fadhiyaan xabaalaha dhexdooda, oo meelo qarsoon bayna ku hoydaan. Hilib doofaar bay cunaan oo weelashoodana waxaa ku jira maraq waxyaalo karaahiyo ah laga sameeyey,

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 65

arki Ishacyaah 65:4 macnaha guud