Ishacyaah 65:7 KQA

7 Xumaatooyinkiinnii iyo xumaatooyinkii awowayaashiinba isku mar baan idiinka abaalmarin doonaa, ayaa Rabbigu leeyahay, waayo, iyagu buurahay foox ku shideen oo kurahay igu caayeen, sidaas daraaddeed laabtooda ayaan shuqulladoodii hore gelin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 65

arki Ishacyaah 65:7 macnaha guud