Ishacyaah 66:17 KQA

17 Rabbigu wuxuu leeyahay, Kuwa isdaahiriya, oo beeraha isku dhex nadiifiya, oo midba midka kale daba socdo, oo hilibka doofaarka, iyo karaahiyada, iyo jiirka cunaa dhammaantood way wada baabbi'i doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 66

arki Ishacyaah 66:17 macnaha guud