Ishacyaah 66:5 KQA

5 Kuwiinna eraygiisa ka gariirow, bal erayga Rabbiga maqla. Walaalihiinna idin neceb, oo magacayga aawadiis idiin xoora, waxay yidhaahdeen, Rabbiga ha la ammaano, si aan farxaddiinna u aragno, laakiinse iyagu way ceeboobi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 66

arki Ishacyaah 66:5 macnaha guud