Ishacyaah 7:23 KQA

23 Oo waxay maalintaas noqon doontaa in meel kasta oo ay ku yiilleen kun geed oo canab ah oo kun xabbadood oo lacag ah lagu qiimeeyo, ay noqoto meel ay ka soo baxaan yamaarug iyo qodxan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 7

arki Ishacyaah 7:23 macnaha guud