Ishacyaah 9:12 KQA

12 wuxuu reer Suuriya ka soo kicin doonaa xagga bari, reer Falastiinna xagga galbeed, oo waxay dadka Israa'iil ku cuni doonaan af furan. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 9

arki Ishacyaah 9:12 macnaha guud