Laawiyiintii 1:12 KQA

12 Oo haddana isagu xubin xubin ha u kala googooyo, iyo madaxiisa iyo baruurtiisa, oo markaas wadaadku waa inuu ku dul hagaajiyo qoryaha dabka meesha allabariga saaran,

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 1

arki Laawiyiintii 1:12 macnaha guud