Laawiyiintii 1:15 KQA

15 Oo wadaadku ha keeno meesha allabariga agteeda, oo madaxa ha ka maroojiyo, oo meesha allabariga dusheeda ha ku gubo, oo dhiiggana ha lagaga miiro meesha allabariga agteeda.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 1

arki Laawiyiintii 1:15 macnaha guud