Laawiyiintii 1:5 KQA

5 Oo dibiga waa inuu Rabbiga hortiisa ku gowraco, oo wiilasha Haaruun oo wadaaddada ahu waa inay dhiigga keenaan, oo ay dhiigga ku dul rusheeyaan hareeraha meesha allabariga ee teendhada shirka horteeda taal.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 1

arki Laawiyiintii 1:5 macnaha guud