Laawiyiintii 11:10 KQA

10 Laakiinse wax alla wixii aan baalal iyo qolfo lahayn oo ku dhex jira badaha iyo webiyada, iyo waxa biyaha ku dhex dhaqdhaqaaqa oo dhan, iyo kulli waxyaalaha noolnool oo biyaha ku dhex jira oo dhammu waa idinka karaahiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 11

arki Laawiyiintii 11:10 macnaha guud