Laawiyiintii 11:40 KQA

40 Oo neefkaas baqtigiisa qofkii cunaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna nijaas buu ahaanayaa tan iyo fiidkii, oo kii neefka baqtigiisa qaadaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna nijaas buu ahaanayaa tan iyo fiidkii.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 11

arki Laawiyiintii 11:40 macnaha guud