Laawiyiintii 11:44 KQA

44 Waayo, anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah, haddaba isdaahiriya oo quduus ahaada, maxaa yeelay, anigu quduus baan ahay. Oo waa inaydaan isku nijaasayn cayn kasta oo ah waxa gurguurta oo dhulka ku kor dhaqdhaqaaqa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 11

arki Laawiyiintii 11:44 macnaha guud