Laawiyiintii 11:7 KQA

7 Oo doofaarkana ha cunina, maxaa yeelay, isaga raafkiisu waa kala jeexan yahay, oo qanjaafiluu leeyahay, laakiinse calyanaqsiga ma raamsado, sidaas daraaddeed isagu waa idinka nijaas.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 11

arki Laawiyiintii 11:7 macnaha guud