Laawiyiintii 12:2 KQA

2 Reer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii naagu ilmo uuraysato oo ay wiil dhasho, markaas intii toddoba maalmood ah waa inay nijaas ahaataa, oo waxay u nijaasoobaysaa siday nijaasta u ahayd maalmihii dhiiggeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 12

arki Laawiyiintii 12:2 macnaha guud