Laawiyiintii 12:7 KQA

7 Oo isna qurbaankaas waa inuu ku bixiyaa Rabbiga hortiisa, oo waa inuu iyada kafaaraggud u sameeyaa, oo iyana dhiigbixiddeeda way ka daahirsanaan doontaa. Kanu waa sharciga ku saabsan tii dhasha ama wiil ha ahaado ama gabadhe.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 12

arki Laawiyiintii 12:7 macnaha guud