Laawiyiintii 13:27 KQA

27 Oo maalinta toddobaad waa in wadaadku qofkaas fiiriyaa, oo haddii nabarku dubka sare ku faafay, markaas wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa nijaasaysan yahay, waayo, kaasu waa cudurkii baraska.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 13

arki Laawiyiintii 13:27 macnaha guud