Laawiyiintii 13:52 KQA

52 Oo isna waa inuu gubaa dharkaas cudurku ku jiro, hadduu yahay dunta fidsan ama tan gudubsan oo ku jirta dharka dhogorta idaad ah ama kan wanaagsan oo linenka ah, ama wax kasta oo harag laga sameeyey, waayo, kaasu waa baras wax xaganaya, ee waa in dab lagu gubaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 13

arki Laawiyiintii 13:52 macnaha guud