Laawiyiintii 13:6 KQA

6 Oo haddana maalinta toddobaad waa in wadaadku fiiriyaa, oo bal eeg, haddii cudurkii yaraaday oo uusan dubka sare ku sii faafin, markaas wadaadku ha yidhaahdo, Ninkanu waa daahir, oo meeshu waa qolof keliya, oo isna dharkiisa ha maydho oo daahir ha ahaado.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 13

arki Laawiyiintii 13:6 macnaha guud