Laawiyiintii 14:17 KQA

17 Oo saliidda inteeda kale oo gacantiisa ku hadhayna waa in wadaadku taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midig, oo ha ka kor mariyo dhiiggii qurbaanka xadgudubka.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:17 macnaha guud