Laawiyiintii 14:42 KQA

42 Oo waa in dhagaxyo kale la soo qaadaa, oo la geliyaa meeshii ay dhagaxyadaas laga bixiyey, oo malaas kale waa inuu keenaa oo guriga ku malaasaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:42 macnaha guud