Laawiyiintii 14:49 KQA

49 Oo isna si uu guriga u daahiriyo aawadeed waa inuu qaadaa laba shimbirrood, iyo qori kedar ah, iyo wax casaan ah, iyo geed husob la yidhaahdo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:49 macnaha guud