Laawiyiintii 15:13 KQA

13 Oo kii dheecaanka daadanayaa markuu daahir ka noqdo, waa inuu toddoba maalmood nafsaddiisa u tirsadaa daahirintiisa aawadeed, oo dharkiisana waa inuu maydhaa, oo isna ku maydhaa biyo socda, oo markaasuu daahir ahaanayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 15

arki Laawiyiintii 15:13 macnaha guud