Laawiyiintii 15:15 KQA

15 Oo wadaadku waa inuu middood u bixiyaa qurbaan dembi, midda kalena qurbaan la gubo, oo wadaadku waa inuu Rabbiga hortiisa kafaaraggud isaga ugu sameeyaa dheecaankiisa aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 15

arki Laawiyiintii 15:15 macnaha guud