Laawiyiintii 15:26 KQA

26 Oo inta dheecaanku iyada ka daadanayo oo dhan, sariir alla sariirtii ay ku jiifsataaba, waxay iyada u ahaan doontaa sida sariirta ay ku jiifsato markay xaylka qabto, oo wax alla wixii ay ku fadhiisataaba waxay u nijaasoobayaan sida nijaasta xaylkeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 15

arki Laawiyiintii 15:26 macnaha guud