Laawiyiintii 15:3 KQA

3 Oo nijaastiisuna sidanay ahaanaysaa inta dheecaankiisu ka daadanayo. Haddii dheecaanku jidhkiisa ka daadanayo iyo haddii dheecaanku jidhkiisa ka joogsadayba, waa nijaastiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 15

arki Laawiyiintii 15:3 macnaha guud