Laawiyiintii 15:8 KQA

8 Oo kan dheecaanku ka daadanayaana hadduu ku candhuufo qof daahir ah, markaas ninkaasu waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 15

arki Laawiyiintii 15:8 macnaha guud