Laawiyiintii 16:12 KQA

12 Oo waa inuu meesha allabariga ee Rabbiga hortiisa taal ka qaadaa idan ay dhuxulo noolu ka buuxaan, oo waa inuu sacabbadiisana ka buuxsadaa foox udgoon oo tuman, oo uu ilxidhka la galaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:12 macnaha guud